(Sawirro) Qaraxyo lala beegsaday xarumo Waxbarasho oo ku yaalla Magaalada Kabul

Qaraxyo lala beegsaday xarumo waxbarasho oo ku yaalla magaalada Kabul ee dalka Afghanistan  ayaa lagu dilay ugu yaraan lix qof, oo ay ku jiraan arday iyadoo ay ku dhaawacmeen 17 kale. Qaraxyada ayaa ahaa kuwo ismiidaamin ah sida uu sheegay afhayeenka booliiska Kabul Khalid Zadran, waxaana Isbitaalada xaaladaha degdega ee magaalada la geeyey Qaar badan … Continue reading (Sawirro) Qaraxyo lala beegsaday xarumo Waxbarasho oo ku yaalla Magaalada Kabul